Xukun dil ah oo maanta lagu riday Khadro Jaamac iyo Cabdinaasir Axmed (Sawirro)

Maxkamadda Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta xukun dil ah ku riday labo qof oo rag iyo dumar kala ah in dil bareer ah u geesteen labo qof oo kunoolaa deegaano katirsan gobolka Mudug. Maxkamada ayaa ku heshay Khadro Jaamac Maxamed oo 20/2/2022 la sheegay inay degaanka Bitaale ee Gobolka Mudug ku dishay … Continue reading Xukun dil ah oo maanta lagu riday Khadro Jaamac iyo Cabdinaasir Axmed (Sawirro)